Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo Video: Daallada KHaatumo ay wado oo aan yarey Madaxweyne Cali Khaliif Oo Xadhiga Ka jaray iskuul Cusub”Lagana Taagay Calanka Khaatumo

$
0
0

calan
Madaxwyenah dawlada khaatumo mudane cali khaliif galaydh ayaa xadhiga ka jaray iskuul cusub oo laga hirgaliyay magaalada buuhoodle.
axaa ka Qayb Galay Furitaanka Dugsi Hoose Dhexe oo Wasaarada Arimaha Dibada ee Dalka Filand ka Hir Galisay Buuhoodle” Waxaana Hir Galintii Iskuulkaasi Qayb ka Qaatay Ururka Horumarinta Sool Sanaag iyo Hawd( SSHDA) oo Fadhigiisu Yahay Dalka Filand.Ugu Danbayn iskuulkan cusub waxaa madaxweyne galaydh hortiisa ku beeray shangeed isagoona calanka dawlada khaatumo iyo kan xukumada soomaaliya ka taagay.

Finland
Haashi Mahamuud Ahmed
Awdalpress.com

The post Daawo Video: Daallada KHaatumo ay wado oo aan yarey Madaxweyne Cali Khaliif Oo Xadhiga Ka jaray iskuul Cusub”Lagana Taagay Calanka Khaatumo appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images