Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo :Hadafkii Habarjeclo oo suurto Galay iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo………

$
0
0

siilaanyo3
Burco(Awdalpress.com)– Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Waftigii balaadhaa ee uu Hogaaminaayay ee maalmahan ku sugnaa G/togdheer ayaa xadhiga ka jaray warshad soo saari doonta Saabuunta adag oo laga hirgaliyay magaalada Burco. Madaxweynaha oo ka soo anbabaxay magaalada Burco ayaa xadhiga ka jaray ka hor intii aanu soo bixin madaxweynuhu, warshadan saabuunta oo ay hirgaliyeen warshada ILEYS. Madaxweynaha oo ay wahelinayaan xubno kamid ah golihiisa wasiirada ayaa halkaa hadalo kooban ka jeediyay.

Haashi Mahamuud ahmed
Awdalpress.com

The post Daawo :Hadafkii Habarjeclo oo suurto Galay iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo……… appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images