Hargaysa (Awdalpress.com) Shalay ayay ahayd markii uu ku booqday xabsiga koodbuur guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee waddani mudane cabdiraxmaan cirro ganacsade caydiid oo xabsiga ku jiray muddo 4 caano maal ah.
Booqashada ka dib waxaa shaqadii laga caydhiyay taliyaha u sii daayay isla markaasna haysta saldhiga kood-buur oo markaasi uu ku jiro ganacsade cumar caydiid oo xukuumaddu u xidhay dhismaha tiyaatarka hargaysa . Sidoo kale ilo xog ogaal u ah caydhinta oo ay heshay shabakadda caalamiga ah ee Karin news ayaa daaha ka feyday in wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed waran-cadde uu ku amray inuu taliyuhu shaqo xumo iyo masuuliyad darro muujiyay maadaama uu u sii daayay booqashada siyaasi cirro iyo xulafadiisa oo booqday ganacsadahan .
Awdalpress.com
The post War Deg Deg Ah : Taliyihii Xabsiga Koodbuur Ee Siyaasi Cirro U Sii Daayay Booqashada Ganacsade Cumar Caydiid Oo Shaqadii Laga Eryay appeared first on Awdalpress.com.






