Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Soo Dhawayntii Madexweyne ku Xigeenka Soomaaliland Abdirhmaan Abdilaahi Saylici iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna musharraxa Madaxweynaha xisbigaasi Muuse Biixi Abdi oo Boorama loogu soo Dhaweeyey si caadi ah iyo DAREENKA KU XEERAN

$
0
0

images

Waxa maanta magaalada Borama lagu soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Zeylici, oo uu ka mid ahaa Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharraxa Madaxweynaha xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Boorama loogu soo Dhaweeyey si caadi ah iyo DAREENKA KU XEERAN oo loo tarjumi karo in ay soo dhaweyntani ku hoos jirto farriin digniin u ah musharrixiinta iyo xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye

Awdalpress.com
Haashi Mahamuud Ahmed

The post Soo Dhawayntii Madexweyne ku Xigeenka Soomaaliland Abdirhmaan Abdilaahi Saylici iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna musharraxa Madaxweynaha xisbigaasi Muuse Biixi Abdi oo Boorama loogu soo Dhaweeyey si caadi ah iyo DAREENKA KU XEERAN appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images