Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Sabax Mukhtar Oo Wareysi Siisay VOA-da

$
0
0

6E6E3024-7A61-4651-9C69-F0D8C52D54AA_w640_r1_s
Sabax Mukhtaar waa gabadha madaxweyne Obama kusoo dhoweysay khudbaddii uu ka jeediyey masjid ku yaalla magaalada Baltimore.
Madaxwayanah maraykanka Barack Obama ayaa todobaadkii hore booqday masaajid ku yaala magaalada Baltimore e gobolka Maryland ee dalkan Maraykanka.
Dadkii muslimiinta aha ee masaajidkaasi ku sugnaa wax aka mid ahayd Sabax Mukhtaar oo ah gabadh dhalin yaro ah, oo muslim African American ah oo khudbad ka jeedisay socdaalka madaxwayne Obama ku tagay masaajidkaasi oo ay ka mid tahay dadka ku cibaadaysta.
Hadalladii ay Sabax Masaajidka ka jeedisay ayaa aad usoo jiitay warbahinta kala duwan ee dalka Maraykanka.
Hadaba Salem Fekadu oo VOA da ka tirsan ayaa Sabaax waraysi la yeelatay waxayna ugu horreyn waydiisay inay xoogaa macluumaad ah kabixiso nafteeda.
Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo soo koobaysa waraysigaasi qaybo ka mid ah.

Awdalpress.com

The post Sabax Mukhtar Oo Wareysi Siisay VOA-da appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images