Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi ku socota reer Aw Maxamud Aw Xasan iyo reer Sh. Muuse Cadde.

$
0
0

tacsiINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi u dirayaan eheladii ay ka baxday Allaha U naxariistee Marxuumad Xalimo Abdillaahi Sh. Muuse oo ku geeriyootay magaalada Borama. Waxanay marxuumadda Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo, ehelkeedii oo ay ugu horreeyaan carruurteeda, walaalaheed iyo ehelkeedana uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiin

Awdalpress

The post Tacsi ku socota reer Aw Maxamud Aw Xasan iyo reer Sh. Muuse Cadde. appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images