Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Sweden:- Nin Booliiska Waddanka Sweden Si Badheedh Ah U Toogteen Oo Dhaawac Ahaan Lagu Qabtay

$
0
0

1

2

3
Sweden (Awdalpress.com) Booliska gobolka Småland ee dalka sweden ayaa maanta waxay magaalada Lenhovda oo ku taala woqooyiga Växjö ku toogteen nin mindi ku hubeysnaa ,sida ay warbaahintu sheegtey.
Booliiska ayaa loogu yeerey fal jir dil ah oo ka dhacay guri dad dagan yahay, kuwaas oo goobtaas kula kulmey qof mindi ku hubeysan taas oo ciidamada booliiska ku khasabtey in ay ninkaas toogtaan. Ninkaas la toogtey ayaa dhaawac soo gaarey waxaana loo qaadey isbitaalka degmada Växjö. Booliiska ayaan ka hadlin inta uu le’eg yahay dhaawaca ninkaas soo gaarey sidoo kale waxaysan ka hadlin in ay ninkaas ku toogteen guriga gudihiisa iyo in ay ku toogteen guriga dibaddiisa.
Awdalpress.com

The post Sweden:- Nin Booliiska Waddanka Sweden Si Badheedh Ah U Toogteen Oo Dhaawac Ahaan Lagu Qabtay appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images