Sabti 20 Feb 2016 London (Awdalpress)– SIyaasiga hogaamiya ururka XIDID ee ay ku bahoobeen siyaasiyiinta madaxa bannaan ee Somaliland kana mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Somaliland Eng. Cismaan Cabdilaahi Cigaal Hindi oo safar ku maraayay qaaradda yurub ayaa weraysi siiyay telefishanka Universal, weraysigani waxaa la yeeshay weriyaha ruug cadaaga ah Cabdisalaan Ibraahim Hereri.
Eng. Cismaan Cabdilaahi Cigaal wuxuu kaga hadlaya weraysigani arrimo aad u xasaasi ah oo ay ka mid yahiin muranka dhulka xeebta waqooyi ee Somaliland, arrimaha doorashooyinka, axsaabta, siyaasadda arrimaha dibadda iyo qodobo aad u muhiim ah, kor ka daawo
Awdalpress.com
The post Weraysi Xiiso Badan Isla Markaana Dul Istaagaya Qaybo Kala Duwan Ayaa Weriyaha Ruug Cadaaga Ah Ee Cabdisalaan Ibraahim Hereri Wuxuu La Yeeshay Siyaasiga Weyn Ee Eng. Cismaan Cabdilaahi Cigaal Hindi Waxaa Weraysiga Uu Kaga Hadlay Khilaafka Dhulka Xeebta, Siyaasadda, Ganacsiga Iyo Arrimo Badan appeared first on Awdalpress.com.