Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Turkiga Oo Soo Aargoosatay Qaraxii Ankara Kadib

Ciidamada Turkiga ayaa shalay duqeynmo xoogleh la beegsaday dhulka Waqooyiga Siiriya oo ay ku sugan yihiin dagaalyahanada Kurdida ee loo yaqaan YPG, kuwaasi oo dhawaan la wareegay gacan ku heynta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hirdanka Siyaasadeed ee Maamulka Soomaaliland iyo Dawladda soomaaliya ee...

Hirdanka Siyaasadeed ee Maamulka Soomaaliland iyo Dawladda soomaaliya ee Goboladda Barigu halkuu Marayaa iyo waliba jahwareerka Beesha Dhulmahante Awdalpress.com The post Hirdanka Siyaasadeed ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqor-Buurmadow oo sheegay Dekadda CeelGerdi in loo furayo Ganacsata aan Bar-...

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Xiiso badan oo Boqor Cismaan Buur-madoow Lagula yeeshay Madasha 60, Waxaana Su’aalo kala duwan Hordhigay Wariye Cali Xaraare, Waxaana ugu horayn la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yoweri Museveni oo markale La’ Doortay iyo Xaalka Ciidamada Soomaaliya ka...

Kanpala(Awdalpress.com)Guddiga doorashada ee dalka Ugandha ayaa waxa ay ku dhawaaqeen in Yoweri Museveniuu ku guuleystay doorashadii dalkaasi. Yoweri Museveni ayaa mar shanaad qabanaya xilka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Itaaldarada Dawladda Soomaaliya oo maalinba maalinta Soo Ifbaxaysa iyo...

Wafdi uu hogaamiyahay Ra’isul wasaaraha Somalia Cumar cabdirashiid oo isugu jiray xildhibaano wasiiro ayaa muddo saacado ah maanta lagu xayiray garoonka dayuuradaha Jummo Kenyatta ee magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Oday dhaqmeedka Goboladda Galbeedka Somaliland ayaa Cambareyey...

Daawo. Oday dhaqmeedka Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa Cambareyey Weerarkii Lagu Qaaday Hadayto Xukumada Somalilandna Ugu Baaqay In Sharciga Sida Ugu Dhakhsaha Badan La Hor Keeno Dambilayaasha iyad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weraysi Xiiso Badan Isla Markaana Dul Istaagaya Qaybo Kala Duwan Ayaa...

Sabti 20 Feb 2016 London (Awdalpress)– SIyaasiga hogaamiya ururka XIDID ee ay ku bahoobeen siyaasiyiinta madaxa bannaan ee Somaliland kana mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Somaliland Eng. Cismaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Silaanyo Oo Guddi Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ku Jiro U...

Hargaysa (Awdalpress.com) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3855/022016 ku Magacaabay guddi heer qaran...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalintii Uu Siilaanyo Yimi Shaqaalaha Waxaa Lagu Sheegaa shan ilaa lixkun oo...

Hargaysa (Awdalpress.com) Maalintii Uu Siilaanyo Yimi Shaqaalaha Waxaa Lagu Sheegaa shan ilaa lixkan oo Aan Ciidamadu Ku Jirin, maantana sideed iyo toban ilaa laabatan baa lagu sheegaa, ma qaadi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video:Dr.Cisman Badawi Dhulbahante Isaaqna Kama yeelin Kalago a...

Dr cismaan badawi oo kamid ah siyaasiyiinta rugcadaaga soomaaliyeed oo waraysi xiiso badan siiyay madasha 60 ayaa ka hadlay xaalada waqooyiga soomaaliya isagoona si kooban uga hadlay taariikhda snm...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barashada Kaglgacal Bugtaan Qabaa Ku Baani Lahaa , Kugu Baadi Maqan Baaheeyey...

Barashada Kaglgacal Bugtaan Qabaa Ku Baani Lahaa , Kugu Baadi Maqan Baaheeyey Baa Ku Bad BAADI lahaa, Boholyow Kalgacal Naf Bugtaantay Ku Baxnaani lahaa. Awdalpress.com Finland The post Barashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Muxuu Boobe Ka Yidhi Guddida Madaxwaynuhu Ku Daray In Kastoo Ay kala...

Hargaysa (Awdalpress.com) Daawo Muxuu Boobe Ka Yidhi Guddida Madaxwaynuhu Ku Daray In Kastoo Ay kala Irdhoobeen Boobe Iyo Madaxwayne Silaanyo Sanadihii Dambe Awdalpress.com The post Daawo Muxuu Boobe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Maansada Gurmad ee Abwaan Gaariye oo si dhab ah uga hadlaysa Xaalada...

Daawo: Maansada Gurmad ee Abwaan Gaariye oo si dhab ah uga hadlaysa Xaalada Maanta uu Marayo Waqooyiga Awdalpress.com The post Daawo: Maansada Gurmad ee Abwaan Gaariye oo si dhab ah uga hadlaysa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Beentii Uu Kulmiye Noo Sheegay Xisbiga Wadani ayaa Ka...

Dilla(Awdalpress.com) Beentii Uu Kulmiye Noo Sheegay Xisbiga Wadani ayaa Ka Rumeyey”Dadweynaha Dila Oo Ka Mahadceliyey Deeq Rashina Oo Uu Xisbiga Wadani Ugu Deeqay Awdalpress.com The post Daawo:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Amin Arts sawirka Sameeyay Fadeexaddii Cumar Cabdirashiid Ku Qabsatay...

Daawo Amin Arts sawirka Sameeyay Fadeexaddii Cumar Cabdirashiid Ku Qabsatay Garoonka kenya Awdalpress.com The post Daawo Amin Arts sawirka Sameeyay Fadeexaddii Cumar Cabdirashiid Ku Qabsatay Garoonka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo :Xabsiyada Ruushka oo noqday kuwa ugu tacadiyada badan Falal Naxdin Leh

Dowlada Russia ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay Sawiro ka turjumaaya ciqaabta ka jirta Xabsiyada dalkaasi. Xabsiga ugu ciqaabta badan dalkaasi ayaa ku yaala magaalada Yekaterinburg ee dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawiro:Qaraxyo dad badan ku dhinteen oo maanta ka dhacay magaalada…

Labo Qarax oo waa weyn dad badana ay ku dhinteen ayaa maanta waxa ay ka dhaceen magaalada Xums oo kutaala Galbeedka dalka Siiriya, halkaas ay gacanta ku hayaan Ciidamada Daacada u ah Madaxweynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawiro:Mucjiso Lagu Arkay Magaalada Cadaado

Waxaa lagu arkay Magaalada Cadaado Wax yar oo aan ilaa hada lamagaacbin waxa uu yahay dadbadana ay isugu yimaadeen daawashadiisa kaas oo leh Laba {2} Madax iyo Sidded {8} lugood waxaas oo u muuqaal eg...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawiro:Kenya Oo Qabatay Fool Maroodi Oo Ay Sheegen In Alshabab U...

Ciidamada dalka Kenya ayaa Qabtay konteenaro ay ka buuxaan ilkaha ama foolka maroodiga, kuwaas oo la sheegay in loo waday suuqgayn dalka dibadiisa ah. Hay’ad cilmi baarista oo ay xaruntooda ku taalo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video:Midowga Yurub Oo Dhaqaalihii Ay AMISOM Siin Jiren Jaray Sababta...

Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in ay gooyen lacagtii ay sii jiren ciidamada amisom ee ka hawl gala soomaaliya Midowga waxaa uu shaki galiyay arrimo ay sheegen in ay shaki ka qaban in xiriir ka...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live