Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsiyo ku socota eheladii Marxuum Xuseen Jaamac Abdillaahi ( Xuseen Wadaad Yare )

$
0
0

tacsiINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Ugu horreyn aniga oo ku hadlaya magaca reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay dunida ka kala joogaan, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii  Marxuum Hussein Jaamac oo si kadis ah ugu geeriyooday dalka Maraykanka, waxanan  marxuumka Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabo, eheladii iyo asxaabtii uu baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiin

Ahmedweli Sh. Omer Goth

Sidoo kale waxa tacsi taa la  mid ah diraya:

Aniga oo  ah  abdi xuseen  Axmed  (ABDI GUREY)
IYO  dadka hoos ku  qorani  waxay tacsi  u dirayaan
dhammaan  eheladii  iyo  qaraabadii  uu ka baxay
Alla ha u naxareestee  Xuseen  Jaamac Wadaad yare
oo xaley ku geeriyoodey  magaalada  minneapolis  ee cariga mareykanka
waxaan  marxuunka  illaahay  uga baryeynaa  inuu  jannadii
ka waraabiyo ehelkii   iyo  qaraabadii  uu ka tageyna
samir iyo iimaan  ka siiyo . AAMIIN
dadka tacsida diraya oo kala ah
1-Basra Mahamuud  Gudaal
2-Ehelsan Abdi gurey
3-Suleemaan Mahamuud Qawrax
4-Raage  Aden  Issaak
5-Sacaada Cawaale Cadar
6-Khaliif Cawaale Cader
7-Malyuun   C. Coofle
8-Hibo  C. Coofle
9- Sulemaan  C. Maasheeye
10- Mahamed  S. Masheeye
Oo  dhamaantood  dagen
Magaalada  Edmonton  AB  Canada
Sidoo kale waxa iyaguna tacsi tiiraanyo leh diraya:

ANIGA OO KU HADLAYA MAGACAYGA IYO DHAMMAAN QOYSKA REER XASAN MATAAN DAL IYO DIBADBA, WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH HALKAN UGA GUDBINAYAA, DHAMMAAN REER WADAADYARE MEELKASTA OO AY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA, GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMID AQOONYAHAN XUSEEN JAAMAC CABDILLAHI (WADAADYARE), WAXAANAN ILAAHAY UGA BARYAYAA IN UU EHELADII DHAMAANBA SAMAIR IYO IMAAN KA SIIYO ISAGANA NAXARIISTII JANATUL FIRDOWSA KA WARAABIYO INLAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

CABDIRASHID XASAN MATAAN

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images