Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Alla Qabyaaladdu xumaa, oo ku dhaqankeedu xumaa. Bal eega sida loo fadeexadaynayo wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somaliland. ( halkan ka daawo )

$
0
0

shameDr. Mohomed Abdillaahi Omer, waa aqoon yahan, isla markaana wasiir ka ah Somaliland, oo ka soo jeeda degmada Gabiley, sida badanna waxa uu booqdaa degmada Gabiley iyo nawaaxigeeda, isaga oo doonaya in uu gobolkiisa ku dhaato, dadkiisa wax u qabto. Tani waxa ay cashar u noqonaysaa wasiirada ku orodka badan gobollada ay ka soo jeedaan, ee weliba aan laga jeclayn.

Haddaba waxa shabakadda awdalpress.com aan hore ugu soo bandhignay, qaabka sillan,  qabyaaladdu ku hoos jirto, ee ay wasiirada Somaliland ay u dhaqmaan. Iyaga oo faan faan iyo ruwaayad ula taga degmooyinka ay ka soo jeedaan. Dr. Mohamed Abdillaahina ha ku cibro qaato dhacdadan, lagu fadeexadeeyey. Ee uu degmadii uu ka soo jeeday kala kulmay.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images