Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

TACSI : Shilka ka dhacay jidka Dilla iyo Hargaysa u dhexeeya

$
0
0

imageINNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN, wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, Wasiirka Duulista Hawada Cumar Sh Muxumed Faarax, Idiris Maydhane, Dr. Abdikariim, Dr. Maxamed Warsame, Xildhiban Axmed Barkhad, Xildhiban Rashiid X. Maxamed, Khadar Daahir Fadan, Muuse M. Ismail, Cali C/laahi dhamaan dadkaasi waxay TACSI u dirayaan 14ka qof ee ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay wadada Dilla iyo gabilay u dhaxaysa.. Ilaah Samir iyo iimaan haka siiyo Ehelada iyo qaraabada ay ka baxeen aaammmiiinnn..

The post TACSI : Shilka ka dhacay jidka Dilla iyo Hargaysa u dhexeeya appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images