Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Agaasimihii NDC jamaal Caydiid OO Xilkii Laga Qaaday KA dib Markii uu ka qabgalay Shirkii TURKIGA

$
0
0

2
Hargeysa (Awdalpress.com)Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta xilkii ka qaaday Agaasimihii Hayadda Abaabul-Ka Saarka (National Demobilization Commission) Jamaal Caydiid ka dib markii uu magaca gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Somaliland kaga qaybgalay shir loogu talo galay Xukuumadda Somalia oo todobaadkii hore lagu qabtay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Dhinaca kale madaxweyne Siiraanyo madaxweyne Siiraanyo ayaa isla maanta Adan Muuse Jibriil u magacaabay inuu noqdo wakiilka Somaliland ee Itoobiya u fadhiyi doona.
Awdalpress.com

The post Agaasimihii NDC jamaal Caydiid OO Xilkii Laga Qaaday KA dib Markii uu ka qabgalay Shirkii TURKIGA appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles