Kadib Xiisad dagaal oo ka Cusboonatay deegaanka Dixin ee Gobolka Sool, ayaa waxaa Arintaasi waxaa ka hadlay Waxgaradka Gobolka Sool, Oo sheegay inaan loo dulqaadan doonin duulaanka ka yimid magaalada Garoowe, Sidoo kalana waxaa laga hadlay Dhibaatooyin badan ee laga tirsanayey Maamulka Puntland.
Awdalpress.com
The post Daawo- Odayaasha gobolka Sool oo sheegay in dagaalku dheeraan doono, Garoowena la isla geli doono-Video appeared first on Awdalpress.com.