Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Xasan Sh Oo Hadalku Odhanlaha Uu yidhi Ismacil Cumar Gelle

$
0
0

images
Waxaa magaalada jabuuti ee caasimada dalka jabuuti ku soo xidhmay shirkii uga soconaayay madaxda ciidamadoodu ay ka hawlgalan soomaaliya.Shirkna waxaa looga hadlaayay arrimaha hawlgalada ciidamada kus ugan muqdisho ee shisheeyaha.
Madaxweynaha soomaaliya xasan sh maxamuud oo ka hadlay shirkan ugu horeen ayaa baalmaray kalmadii ku habooneed waxaana la weydiiyay su aal ah”alshabaab hada waxay weeraran xeryaha ciidamada see looga gaashaman kara”xasan waxaa uu ku jawaabay”anaka hada dagaal ayaanu ku jiram dagaalkuna marxalada kala duwan ayuu leeyahay hada waad ogtihin alshabaab in aanu isaga hornimid goobobadan intaba aanu ka gulaysanay hadana meelaha dabacu ka jiro waa in la sii dhuu dhuujiya”Madaxweyne ismaacil cumar geelle ayaa isla su aasha ah see looga gaashaman kara weerarada alshabab la weydiiyay waxaana uu ku jawaabay”in ciidamada soomaaliya la tababaro oo iyaga lagu bixiiyo juhdi badan si ay dalkooda uhantan oo ugana kaftoman ciidamada kle kuwa kalan uga baxan aya looga hortagi kara .Xasan sh miyaysan ku habooneen jawaabtaasi geelle bixiyay in uu bixiyo

Awdalpress.com

The post Madaxweyne Xasan Sh Oo Hadalku Odhanlaha Uu yidhi Ismacil Cumar Gelle appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles