Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qarax ka dhacay garoonka Baladweyne

$
0
0

2
Boliiska Soomaaliya ayaa sheegay in bomb lagu soo qariyay kombuter Laptop ah inuu ku dhaawacay lix qof garoonka diyaaradaha ee Baladweyne.
Kombuterka ayaa qarxay markii la marsiinayay baaritaanka.
Baarayaasha ayaa aaminsan qaraxii ka dhacay diyaarada daallo bishii Janaayo inuu sababay bobm lagu soo qariyay labtop.
Alshabaab ayaa sheegatay inay ka danbaysay qaraxa.
Awdalpress.com

The post Qarax ka dhacay garoonka Baladweyne appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles