Guurka Adduunka oo siyaabooyin badan u dhaca ka soomaalidu halkuu kaga jiraaa
Guurka Adduunka oo siyaabooyin badan u dhaca ka soomaalidu halkuu kaga jiraaa Awdalpress.com The post Guurka Adduunka oo siyaabooyin badan u dhaca ka soomaalidu halkuu kaga jiraaa appeared first on...
View ArticleAbdirahmaan Abdilaahi cirro oo Nabarweyne ku noqotay Dagaalkii uu la galay Ku...
Abdirahmaan Abdilaahi cirro oo Nabarweyne ku noqotay Dagaalkii uu la galay Ku Xigeenkiisii Goloahaa Wakiiladda iyo Hayaanka ay ka hayaameen siyaasin mugweyne kuleh siyaasadda Hargeysa iyo Xanta suuqa...
View ArticleOday Mohamed X Obsiiye oo si Laxaad leh Uga Hadlay Qolyaha Isku Tilmaamay...
Oday Mohamed X Obsiiye oo si Laxaad leh Uga Hadlay Qolyaha Isku Tilmaamay Gudiga Xaqiiq Raadiska ee ka socodta Baarlamanka Soomaliland ee dhawaan yimid Gobolka Awdal Awdalpress.com The post Oday...
View ArticleLabaantan Jirkaan Tashani ,Laba Jirka Waa Lamide, Liibaantaa Lagu Durqaa...
Labaantan Jirkaan Tashani ,Laba Jirka Waa Lamide, Liibaantaa Lagu Durqaa Lacagtu Waa Lama Huraa, Ninkii ladan baa dunida Xagiisa Loo Leexdaye muxuu Love Madhan Hayaa Awdalpress.com The post Labaantan...
View ArticleFaanaanka Guuleed Dayax oo Jawaab farshaxanaysan u diray Laabsalaax iyo...
Faanaanka Guuleed Dayax oo Jawaab farshaxanaysan u diray Laabsalaax iyo heestiisii ay Yurub Geenyo ku luuqaynaysay Awdalpress The post Faanaanka Guuleed Dayax oo Jawaab farshaxanaysan u diray...
View ArticleXasan Al-turabi oo Khartuum lagu aasay
Kumaankun ayaa ka qeybgalay aaska loogu sameeyay Sudan hoggaamiyihii saameynta weyn lahaa, Xasan Al turabi oo shalay ku geeriyooday da’da 84. Madaxda dowladda ayaa ka mid ahaa kuwa ka qeybgalay xuska...
View ArticleCarruurta ku nool dhulka ISS ka taliso
Warbixin ay Qaramada Midoobay taagereyso, ayaa ka digtay in kooxda IS ay maskaxda ka dhaqeyso carruurta ku nool dhulka ay ka taliyeen, si ay u noqdaan jiil cusub oo argagixiso ah, kuwa isqarxiya,...
View ArticleDAAWO: Kulan looga Hadlay Doorka Haweenka ee Horumarinta Dalka oo Gaalkacyo...
Kulan looga hadlayay Doorka ay Haweenka ku leeyihiin Horumarinta Wadanka, ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kaasoo ay ka Qayb-galeen Haweenka Gobolka Mudug ku nool. Waxaa...
View ArticleCiraaq: 50 ruux oo qarax ku dhimatay
Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday goob isbaaro ah oo ku taal magaalada Hilla ee Ciraaq ayaa waxaa lagu dilay ku dhawaad ilaa 50 qof. Tiro kale ayaa ku dhaawacmay. Saraakiishu waxay sheegayaan in...
View ArticleNasiib darrooyinka Somaliland haysta ee ay Salaadiintu hor boodayaan halkan...
Salaadiinta Somaliland ee isku sheega horjoogayaasha beeluhu waxa ay quutaan hantida ay ka helaan mashaariicda isku dirka shacabka, xaalad abuurka iyo la shaqaynta siyaasiyiinta dhiigya habka ah. Bal...
View ArticleMaamulka Degmada Qoryooley oo Sheegay in ay Gacanta ku dhigeen Sarkaal ka...
Maamulka degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka Tirsan Al-shabaab, kaasoo ay sheegeen inuu dhibaatooyin ku hayay shacabka degmadaas ku...
View ArticleDawladda Giriiga oo Go’aan cad ka qaadatay qaxootiga ku xayiran dalkaasi
Ra’iisul wasaaraha dalka Giriigga ayaa sheegay in dalkiisu haatan wixii ka dambeeya aanu diyaar u ahayn inay soo galaan qaxootiga ku soo qulqulaya kuwaasi oo badankoodu doonayaan inay uga sii gudbaan...
View ArticleKuuriyada waqooyi oo Maraykanka u hanjabtay
Kuuriyada Woqooyi ayaa ugu hanjabtay Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed inay ku qaadi doonto weerar lagu hoobto oo hubka Nukliyeer ka ah, ka dib markii ay bilaabeen dhoola tus milatari oo aan...
View ArticleMuran ka bilawday laacibnimada Messi iyo Ronaldo oo geeri sababtay
Nin ayaa la dilay kaddib markii ay saaxiibkii isku maan dhaafeen midka laacibsan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Michael Chukwuma, oo 21 Nijerian ah uu...
View ArticleQarax ka dhacay garoonka Baladweyne
Boliiska Soomaaliya ayaa sheegay in bomb lagu soo qariyay kombuter Laptop ah inuu ku dhaawacay lix qof garoonka diyaaradaha ee Baladweyne. Kombuterka ayaa qarxay markii la marsiinayay baaritaanka....
View ArticleXidhibaan Mohamed Abdirahman oo u dhashay Hargeysa ayaa cambaareeyey baaqii...
Calan baan ku guud sudhay: Geesi ma gaagexee, Xildhibaan Mohamed Abdirahman ayaa cod dheer oo dawladnimo iyo mid gobannimoaba ku daadafeeyey tollaayeydii Suldaan Xasan iyo xertiisu ay colaadda ku...
View ArticleFACEBOOK GA MARKA AAD FIIR FIIRISO WAXAD KU ARKAYSAA QORAALLO GAA GAABAN OO...
Suldaankayga Hub-ka dhigis ayaa astaan u ahayd Sheekaba sheeko ayey keentaaye, waxaa la yidhi markii uu socday Shirweynihii Dib-u-dhiska Somaliland ee ka dhacay magaalada Boorama 1993kii, Ayaa iyada oo...
View ArticleIs fahanla aan soo kala dhex gashy Obama iyo Netayaahu
Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Rai’sal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu baajiyay kulan lagu waday in uu la yeesho madaxwaynaha Maraykanka. Kulankan ayaa la qorsheeyay in uu qabsoomo...
View ArticleAl-shabaab oo Qirtay in la Duqeeyay Xero ay leedahay iyagoo tirada la dilay...
Xarakada Al-shabaab ayaa qirtay in Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay duqeeyeen saldhig ay ku leeyihiin bartamaha Somalia, balse waxay sheegeen in tirada Mareykanka uu sheegay inay ku...
View ArticleBadmareeno ka tirsan Hawlgalka Atalanta oo tababar siiyay dhalanyare beesha...
Badmareeno katirsan Hawlgalka Atalanta ee FGS Erfurt ayaa u gudbiyay tababar siiyay dhalanyare beesha dhex ah oo lagu Magacaabo ciidamada ilaalada xeebta Somaliland EUCAP Nestor wa ergo rayid ah oo ku...
View Article