Daawo:Qaraxyo ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta Gaadiidka Booliiska iyo...
Inta la og-yahay Afar qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen Qaraxyo kala duwan oo saaka ka dhacay Muqdisho, iyadoo ay qaraxan ka warbixiyeen taliska booliiska Gobolka Banaadir....
View ArticleSuicide car bomb kills three outside police center in Mogadisho
A suicide car bomber killed three police officers when he blew his car outside a police academy in the Somali capital Wednesday, police said, The bomber targeted a café outside the academy where...
View ArticleDaawo: warbixin laga diyaariyey meeshii ALshabaab lagu wiiqay iyo Cududa...
Daawo: warbixin laga diyaariyey meeshii ALshabaab lagu wiiqay iyo Cududa ciidan ee alshabaab Awdalpress.com The post Daawo: warbixin laga diyaariyey meeshii ALshabaab lagu wiiqay iyo Cududa ciidan ee...
View ArticleQandhadu iiga ma horeyn qiyaastii caashaqaagee.Qacdii aan kula kulmayba...
Qandhadu iiga ma horeyn qiyaastii caashaqaagee.Qacdii aan kula kulmayba Qumaatiba la ii waareemay. Awdalpress.com The post Qandhadu iiga ma horeyn qiyaastii caashaqaagee.Qacdii aan kula kulmayba...
View ArticleTurkiga iyo Giriiga oo ka hadlay qaxootiga
Ra’iisulwasaaraha Giriigga, Alexis Tsipras ayaa sheegay in heshiiska Midowga Yurub uu la galay Turkiga uu gacan ka gaysan doono joojinta qaxootiga Waxuuna intaasi ku daray inaan loo dulqaadani karin...
View ArticleCiidamo Ajnabi ah oo weeraray xalay Saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen...
Ciidammo Ajnabi ah oo watay laba diyaaradood oo ah kuwa Qummaatiga u kaca ee Helicopters-ka ayaa xalay weeraray saldhig ay Al-shabaab ku leedahay Degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellada Hoose,...
View ArticleCiidamada Kumaandoosta Somalia oo ka Qayb-galay Hawl-galkii laga Fuliyay...
Ciidammo Somali ah ayaa la sheegay in ay ka Qayb-qaateen hawlgalkii laga fuliyay degmada Aw-dheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose, kaasoo khasaarihii ka dhashay ay illaa hadda kasoo baxayaan warar kala...
View ArticleGarashada iyo ka war Qabka Cirro iyo Faysal ay Ka War Qabaa ummadda...
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, C/raxmaan Maxamed C/llaahi [Cirro], isla markaana ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta sheegay in murankii u dhexeeyay isaga...
View ArticleGudoomiye Ciro Oo Xil U Magacaabay Cabdirashiid Xasan Mataan
Gudoomiye Ciro Oo Xil U Magacaabay Cabdirashiid Xasan Mataan REF/XIS/WAD/XDH/2300/2016 Date: March 9, 2016 Ku: Md C/rashiid Xasan Mataan =Hargeysa= Og: Guddiga Fulinta Xisbiga WADDANI =Hargeysa= Og:...
View ArticleMaraykanka oo qabtay Daa’uud Al-Afaari
Milatariga Mareykanka ayaa sheegayaa in dalka Ciraaq ay ku qabteen nin khabiir ku ah arrimaha hubka kiimikada oo ka tirsan kooxda khilaafada islaamka. Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay Suleyman...
View ArticleJarmalka oo baaraya waraaqo aqoonsiga IS
Boliiska la dagaalanka argagixisada ee Jarmalka, ayaa baaraya faalal ka kaooban waraaqo la sheegay inay ku yaalaan aqoonsiga dagaalyahano badan oo ka tirsan kooxda IS. Faalasha oo ay heleen warfaafino...
View ArticleObama oo dhaliilay Sucuudiga iyo UK
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa ku tilmaamay qaar ka mid ah xulufada waddankiisa ee Gacanka Beershiya iyo Yurub, in ay ka macaashayaan dadaalo aanay wax lug ah ku lahayn, kuwaasi oo uu...
View ArticleHawl-galka Nabad-ilaalinta Qaramada Midoobay oo la isku khilaafay sidii...
Hawlgalka Nabad-ilaalinta Qaramada Midoobay ayaa la isku khilaafay, kaddib markii dowladaha Ruushka, Senegal iyo Masar ay diideen in qorshe guryahooda loogu celiayo ciidamada nabad-ilaaliyayaasha QM...
View ArticleSomali militant denies he was killed in US airstrike
An official with the Al-Qaeda linked Al Shabab group denied claims by Somali government that he was among 150 fighters the United States claimed killed in an airstrike in central Somalia last week....
View ArticleDaawo:Khabiirka hubka ee Daacish oo la qabtay
Waaxda difaaca Maraykanka ayaa xaqiijisay in ciidamada gaarka ee Maraykanka ay qabteen khabiir dhinaca hubka kiimikada oo ka tirsan kooxda la magac baxday Dawladda Islaamiga. Waxaa laga soo qabtay...
View ArticleShan sano kadib dhulgariirkii Fukushima
Dad badan oo kakala socday dhamaan gobolada dalka Japan ayaa madaxooda hoos u dhigay si ay u xusaan 18 kun oo dhibanayaal ah oo ku waxyeeloobay dhulgariir dalkaasi ka dhacay shan sano ka hor....
View ArticleDaawo: Taageerada Jaaliyadda Jabuuti ee ku nool Boorama ay u sameeyeen...
Daawo: Taageerada Jaaliyadda Dalka Jabuuti ee aan Jaarka nahay ee ku nool Boorama ay u sameeyeen M/weyne Ismail Cumar Geele iyo Xafiis looga furay magaalada Boorama markii u horaysay.. The post Daawo:...
View ArticleTacsi ku socota Samriye Aden Kaahin iyo dhammaan reer Kaahin.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Hawl wadeennada shabakadda Awdalpress waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Samriye Aden Kaahin oo hooyadii Xalimmo Muxumed Deheeye ay ku geeriyootay...
View ArticleSalaadiin iyo Cuqaasha Ka Tirsan G/Awdal Oo Eedeymo U Soo Jeediyey Gudida...
Boorama(Awdalpress) salaadiin iyo cuqaal ka Soo Jeeda Gobolka Awdal ayaa dhaliil iyo eedeymo u soo jeediyey gudida Abaaraha Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne ku xigeenka Somaliland...
View ArticleMariam Yusuf – Woman of the Year 2016
Mariam Ibrahim Yusuf is a campaigner, a public speaker, a choir singer and a mother. She is also an asylum seeker, who risked her life and was separated from her children in order to flee...
View Article