Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkada isgaadhsiinta ee TELESOM iyo Adeegyadeeda cusub

The post Shirkada isgaadhsiinta ee TELESOM iyo Adeegyadeeda cusub appeared first on Awdalpress.com.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi uu dirayo oday Mohamed Abdillaahi Obsiye oo jooga Sweden.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rajucuun. Geeridu waa xaq, naf walbaana jidkaa xaqa ah way maraysaa. Marka ay geeriyi dhacdana waxa loo kala naxaa sida loo kala dambeeyo kaliya. Waxa maanta magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntiland iyo Al-Shabaab oo ka...

Wararka ka imaanaya Puntiland ayaa sheegaya in ciidamada maamulkaasi ay weerar culus ku qaadeen dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo labadii maalin ee lasoo dhaafay gaaray Deegaano badan oo kuyaala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed CARTE oo Rajo Beel ku Riday Umada Soomaaliyeed Maxay Tahay Sababtu?

Ra’isul wasaare ku-xigeenka Somalia, Maxamed Cumar Carte ayaa shaaciyay in maleeshiyada Al-shabaab ay guuleysan doonaan wakhtiyada soo aadan, wuxuuna sheegay in maleeshiyadu ay leedahay awood ku filan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo la Wareegtay Deegaanka Garmaal kana Hadashay Khasaarihii ka...

Maamulka Puntland ayaa sheegay inay ka qabasadeen deegaanka Garmaal oo ku dhow degmada Eyl ee gobolka Nugaal ciidammo Al-shabaab ka tirsan oo habeen hore qabsaday. Guddoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta la kulmay ku xigeenka Madaxweynaha Burundi...

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa xarunta madaxtooyada Somalia ee Muqdisho kula kulmay maanta madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Burundi, Gaston Sindimwo oo maanta booqasho laba maalmood ah ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boobe Yusuf Ducaale oo ku hamaahsaday Abdirashid Xasan Mataan. Halkan ka...

Boobe Yusuf Ducaale oo dhawaan iska casilay xogyaha Warfaafinta ee xisbiga Wadani, horena isaga casilay wasiirka Warfaafinta dawladda Siilaanyo, ayaa ku tilmaaman shakhsi aan sii fadhiyi karin meel uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Ali Saleebaan oo ka ooyey abaarta daran ee...

Guddoomiyaha gobolka Awdal oo qaylo dhaan xoog badan ka soo jeediyey Abaaraha xoogga badan ee taagan gobollada Awdal iyo Salal. Waxana uu si toos ah ula hadlay dawladda Somaliland iyo hay’adaheeda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Anoo kal gacayl ka daalibay warkiisa, anoo dacartiisa leefiyo….waa Amina...

Amina Farah Wabar goorma ayaa kuugu danbeysey in aan dhegeysato codkeedii dahabiga ahaa. Maanta oo aan qolka kaydka heesaha idiin baadh baadhnay aan idiin soo gudbinno heestii DHEEL DHEEL. Bal nala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hees qaraami ah oo ay qaaddo fannaadadda codkeeda aadka loo jecel yahay ee...

Heesaha dalabaadka toddobaadka oo aan dhawaan bilownay ayaa ku soo burqanaya shabakadda Awdalpress. Haddii aad heesaha xiisayso waxa aad noogu soo dirtaan FACEBOOK AHMEDWELI GOTH. Maanta waxa aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal culus oo ka dhex socda saacaddan ciidammada Puntland iyo Al Shabaab

Awdalpress – Boosaaso – Dagaal culus oo ciidanka Puntland iyo kuwa Al-shabaab u dhexeeya ayaa ka socda maanta deegaan 18-km u jira deegaanka Gara-cad, halkaasoo ay xoogagga Al-shabaab galeen 14-kii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaarta daran ee ku habsatay Awdal iyo xukuumadda Somalia oo dawladda Shinaha...

GOBOLLADA AWDAL IYO SALAL CIDNA UMA MAQNA CEELLA UMA QODNA.   Warar  xog ogaal ah oo aan ka hellay xukuumadda Somalia ee Muqdisho iyo warar kale oo ku soo baxay saxaafadda ayaa hoosta ka xarriiqay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH: Marwo Rooda Ahmed Yaasin oo shir saxaafadeed ay qabatay ku...

Awdalpress – Hargeysa – Guddoomiyaha xisbiga Wadane ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Ahmed Yaasin ayaa waxa ay war saxaafadeed ku sheegtay in dad argagixa ahi ay gurigeeda oo Hargeysa ku yaal soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heesta maanta: Qosolka beenta ah….. qalbi jilaycay nagu qaldaayaan iyo...

Gabdhihii maxay leeyihiin waaba yaabe? Haaaa…qosolka beenta ah iyo qalbi jilaycay nagu qaldaayaan. Oo ma raggii ka cabanayey dhibta dumarka ee immiga uun raamaysatay ayey haddana leeyihiin waa na la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada Fadaraalka Soomaliya Oo Markii Ugu Horay Ku Dhiiratay Gurmadka...

Xukuumada Fadaraalka Soomaliya Oo Markii Ugu Horay Ku Dhiiratay Gurmadka Abaaraha Ka Jira Gobolka Awdal (Video)

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Muuqaal Dhamaystiran Jamaal Cali Xuseen Oo Furka Tuuray ” Faysal Lacag...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO Hadallo Ay Warbaahinta Isku Mariyeen Faysal Cali Waraabe Iyo Jamaal...

Xisbigii UCID waxa uu marayaa meeshii ugu hoosaysay, waxana uu kallifi karaa in doorashada Somaliland la filayo in sannadka soo socda ay ka dhacdo uu ku yimaaddo dib u dhac illaa laba sano ah....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Muuqaal:-Dib U Milicso Heshiiskii July 2012 Dhex Maray Musharax Jamaal...

Iyo Qodobadii Lagu Heshiiyey Dib U milicsiga heshiiskii dhex maray Musharax Jamaal Cali Xuseen Iyo hoggaanka Xisbiga Ucid Awdalpress

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Ahmed Good meel kasta oo ay dunida ka...

Innaa lilaahi wa innaa Ilayhi raajicuun Annagoo ah dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaan tacsi Tiiraanyo lahe u diraynaa reer ahmed good geerida naxdinta leh ee ku timid Nasir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ay reer Sh. Omer Goth u diyarayaan reer Farax Kaamil Abraar meel kasta...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Noolaba waa dhintee waxa maalintii shalay ahayd god galay Marxuum Faarax Kaamil Abraar oo ku geeriyooday magaalada Borama, laguna aasay magaalada Dilla. Allaha...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live