Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Ali Saleebaan oo ka ooyey abaarta daran ee ku habsatay gobolka Awdal.

$
0
0

BADHASAABKA-AWDAL-MAXAMUUD-CALI-SALEEBAAN-RAMAAXGuddoomiyaha gobolka Awdal oo qaylo dhaan xoog badan ka soo jeediyey Abaaraha xoogga badan ee taagan gobollada Awdal iyo Salal. Waxana uu si toos ah ula hadlay dawladda Somaliland iyo hay’adaheeda gobolka ka hawl gasha.

Guddomiye Ramaax oo hawlo mug leh ka qabtay Borama iyo gobolka ayaa mar walba u heellan horumarinta iyo kor u qaadista wacyiga dadka.

Haddaba maxaa loo baahan yahay. Halkan ka dhegeyso.

Awdalpress

The post Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Ali Saleebaan oo ka ooyey abaarta daran ee ku habsatay gobolka Awdal. appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles