Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hees qaraami ah oo ay qaaddo fannaadadda codkeeda aadka loo jecel yahay ee Amina Wabar oo uu naga soo dalbaday walaal nagu qaaliya oo jooga Los Angles USA, Waa kuma?

$
0
0

songsHeesaha dalabaadka toddobaadka oo aan dhawaan bilownay ayaa ku soo burqanaya shabakadda Awdalpress. Haddii aad heesaha xiisayso waxa aad noogu soo dirtaan FACEBOOK AHMEDWELI GOTH.

Maanta waxa aan heestan u saaraynaa Geeddi Waabari oo ka mid ah saaxiibbada qaaliga ah ee nagala xidhiidha dalka Maraykanka.

kU SOO DHAWAADA HEESTII IYO CODKII DAHABIGA AHAA EE AMINA WABAR.

Awdalpress

The post Hees qaraami ah oo ay qaaddo fannaadadda codkeeda aadka loo jecel yahay ee Amina Wabar oo uu naga soo dalbaday walaal nagu qaaliya oo jooga Los Angles USA, Waa kuma? appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles