Salaadiinta Somaliland ee isku sheega horjoogayaasha beeluhu waxa ay quutaan hantida ay ka helaan mashaariicda isku dirka shacabka, xaalad abuurka iyo la shaqaynta siyaasiyiinta dhiigya habka ah.
Bal dhegeyso ninkan sida qaawan uga hadlaya dhul Somaliland oo dhan ku filan, oo uu ka dhigayo in beelo gaar ahi leeyihiin. Waxana hadalka horjoogahani daba socdaa, dhiilladii ay dhawaan niman dablay ahi ka fuliyeen degaanno hoos yimaadda Lughaya.
Beesha Sacad Muuse ee uu sheeganayo in uu ku hadlayo magaceeda oo aan geyin dhacdooyinka noocan ah in lagu sunto. Laguna yaqaannay gobannimo iyo agoon koris, isla markaana wanaagga ka shaqaysa, ayuu odaygani doonayaa in uu dhagar iyo dhibaato dhiig ku daato geliyo, bal nala dhegeysta:
Awdalpress
The post Nasiib darrooyinka Somaliland haysta ee ay Salaadiintu hor boodayaan halkan ka daawo. appeared first on Awdalpress.com.