Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Is fahanla aan soo kala dhex gashy Obama iyo Netayaahu

$
0
0

Netanyahu obama israel
Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Rai’sal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu baajiyay kulan lagu waday in uu la yeesho madaxwaynaha Maraykanka.
Kulankan ayaa la qorsheeyay in uu qabsoomo qaybaha dambe ee bishan aan ku jirno.
Afhayeenka Madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in dawladda Maraykanku ay layaabtay in ay warbaahinta uun ka maqashay go’aanka Rai’sal wasaare Netanyahu ee ah in uu kulankaas ka baaqday.
Wuxuu sheegay in ay been tahay hadalka sheegaya in sababta uusan Rai’sal wasaaruhu ula kulmaynin Netanyahu ay tahay in ciriiri uu ka jiro jadwalka Rai’sal wasaaraha.
Awdalpress.com

The post Is fahanla aan soo kala dhex gashy Obama iyo Netayaahu appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles