Awdalpress - Hargeysa – 18/08/13 – Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya Markab ah Nooca Xoolaha Qaada oo ku Gubtay Dekeda Berbera, Markabkan oo laga lahaa Dalka Suuriya ayaa waxa uu Xoolo ka qaadayey Dekeda berbera oo uu ku xidhnaa, waxaana la sheegay in Gubashada Markabkaasi ay keentay Cawska Xoolaha loo dhigo la sheegay in uu dabku ka kacay.
Maareeyaha Dekeda berbera Cali Xoor Xoor ayaa Xaqiijiyey in uu markabkaasi uu Guud aah uu shuf beelay oo uu gubtay waxanu intaasi ku daray in dhamman shaqalihii sarnaa oo wada ahaa Ajnabi ahaa la badbadiyey, hatan ay ku sugan yihiin Berbera, waxa kale oo uu xusay in Sababta keentay dabkaasi ay baadhayaan.
Waayeen