Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin dheerad ah oo ka soo baxaysa Markabkii ku gubtay Dekeda Berbera.

Awdalpress - Hargeysa – 18/08/13 – Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya Markab ah Nooca Xoolaha Qaada oo ku Gubtay Dekeda Berbera, Markabkan oo laga lahaa Dalka Suuriya ayaa waxa uu Xoolo ka qaadayey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ikhwaanul Muslimiinta kacdoonka ka wada masar oo xabsiga lagu dilay

Awdalpress – Qaahira – 19/08/13 – Ugu yaraan 36 ruux oo taageersanaa madaxweynihii xilka laga qaaday ee Maxamad Mursi ayaa lagu dilay xabsi ku yaalla Masar Dilkan ayaa ku soo beegmaya iyadoo Midowga...

View Article


Maxaad kala socotaa goobaha habeenkii lagu caweeyo ee Hargeysa, ee magaalada...

Nolosha casriga ah ee western-la loo yaqaan, ayaa ku soo badanaysa magaalada Hargeysa, waxana aad u camiran makhaayadaha lagu caweeyo habeenkii ee lagu daanso. Sida videoga hoos ka muuqdaa uu...

View Article

Daawo: Suldaan Wabar oo Cadeeyay Mawqifkiisa ku Aadan Xalinta Xiisaddii...

Daawo: Suldaan Wabar oo Cadeeyay Mawqifkiisa ku Aadan Xalinta Xiisaddii Xariirad, Isla markaana hambalyeeyay Gudida Quljeed ay ku doorteen Beel ka mid ah Beelaha J/yoonis, Ciise iyo Samaroon waa...

View Article

Dr.Cali Khalif Galayr oo ku dhilaya Somaliland iyo beesha Isaaq bal halkan ka...

Dr. Cali Khalif Galayr ayaa maalmahan la kala baxay weerarro aanu waxba iskula hadhin, isaga oo madaafiicda dhan walba u ridaya, waxana uu si daran doorri ah isaga daba riday laba gantaal oo uu saaray...

View Article


Al-shabaab oo ka hadashay xiisadaha ka taagan dalka Masar, cambaareynna u...

Awdalpress – Muqdisho – 21/08/13 -Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta, isla markaana xidhiidhka wada shaqayneed la leh ururka xag jirka ah ee Al Qaida, ayaa ka hadashay markii ugu horreysay...

View Article

War culus: Halkuu marayaa khilaafka u dhexeeya Ahmed Godane iyo Abu Mansuur

Awdalpress – Muqdisho – 21/08/13 – Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa cirka isku sii shareeraaya khilaafka xooggan ee ka dhex taagan Axmed Godanaha madaxda u ah ururka xag-jirka ah ee Al Shabaab  iyo...

View Article

Sheeko Gaaban: Inanka yari waa mid aan ka yaabay.( Qaybtii 1aad )

Aamina : Walaaley yarkii aan dhawaan is baranay ee Ahmed  ahaa ma garanaysaa? Farduus: Haa, waan garanayaa ee maxaa ku dhacay? Aamina: Walaalo, waxba kuma dhicine, waan yaabbanahay. Yarkii sidii aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Khaarajiga Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo warsaxaafadeed uu...

Awdalpress – Hargeysa – 21/08/13 -  Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Jamhuuriyadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta Shir Jaraa`id Ku qabtayHotelka Mansoor ee Hargeysa ku yaalla, si mug...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh Cali oo kulan la qaatay Qurbajooga ku sugan...

Awdalpress(Borama) 20 Aug, 13–Xildhibaan Ahmed Yasin Sheekh Ali Ayaanle ayaa xalay casho sharafeed uGu sameeyay Hutelka RAYS Qurba joogta Gobolada  Awdal iyo salel  ,casho sharaftan oo ay ka soo qayb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Markab sida raashin gargaar ah oo ku xirtay dekedda Kismaayo

Awdalpress(Kismaayo) 20 Aug, 13–Markab sida raashin gargaar ah ayaa maanta ku xirtay dekedda magaalada Kismaayo. Markabka oo sida raashin ay ku deeqday hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa raashinka uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Gudoomiyaha Golaha deegaanka ee degmada Lughaya oo ka waramaya 160...

Daawo: Gudoomiyaha Golaha deegaanka ee degmada Lughaya oo ka waramaya 160 qoys oo la xooleeyay kana mid ahaa Barakacayaasha iyo Warar kale.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Kalfadhigii 3aad ee Golaha deegaanka degmada Boorama oo maanta ka...

Daawo: Kalfadhigii 3aad ee Golaha deegaanka degmada Boorama oo maanta ka furmay Xarunta shirarka D/hoose iyo waxyaabaha uu ku saabsan yahay..

View Article


Barnaamijka Waxbarashada: Sanad-guuradii Afraad ee Dugsiga sare ee Geb ee...

GUJI Linkskan Barnaamijka Waxbarashada waxaan toddobaadkan uga hadleynaa xuska sanad-guuradii afaraad ee iskuulka sare ee Geb ee ku yaalla magaalada Lug-haye ee gobolka Awdal.

View Article

SHEEKH FU’AAD SHANGOLE: “ Waxaan joojinnay garaacii aan dadka garaaci jirnay,...

Awdalpress – August 21, 2013 — Sheekh Fu’aad Maxamed Shangole oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Al-shabaab ayaa sheegay inay go’aansadeen joojinta garaacii ay dadka garaaci jireen ayna bilaabeen inay...

View Article


Halku Dhaga Maanta: Hadaan isku Tiirsanaano waan Guulaysaynaa

Waxaa jirta xikmad hore oo tidhaahda tafaraaruq waa burbur iyo baaba’, isku xidhnaan iyo isku tiirsanaanaa waa guul iyo wanaag horseedi karta barwaaqo iyo raarayn, halkudhigaas waa mid laga wada...

View Article

Daawo: Waxgaradka Beesha Faarax Nuur oo Tabashadooda Warbaahinta u mariyay...

Daawo: Waxgaradka Beesha Faarax Nuur oo isku sheegay Somaliland, Isla markaana tabashada Saamiga ay ka maqan yihiin ee maamulka Somaliland shir saxaafadeed ku bandhigay Siyaasiyiintooda, Cuqaashooda...

View Article


Qaybtii 7aad: Sheekadii socdaalkaygii Addis, JigJiga, Aw Barre, Borama iyo...

Akhristow waxa ay sheekadu innoo socotay Borama oo aan weli joogno. Maantana waxan jecelahay in aan in yar ku hakado, nolosha ay bulshada dhulkaasi ku nooshahay, gaar ahaan dhinaca dumarka,  oo aan...

View Article

Beesha Faarax Nuur(Gadabuursi ) oo Xukuumada Siilaanyo tabasho u jeedisay ku...

Awdalpress(Borama) 21 Aug, 13–Siyaasiyiin, Cuqaal iyo waxgarad kale oo ka soo jeeda Beesha Faarax Nuur ayaa maanta kulan balaadhan ku qabtay huteelka RAYS ee magaalada Boorama, kulankaasi oo ay ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka ammaanka Burco oo xiray afar lala xiriirinayo al-Shabaab

Awdalpress(Burco) 21 Aug, 13–Ciidamada maamulka Somaliland ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxay ku soo qabteen afar qof oo looga shakiyay inay xiriir la...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live