Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Wafdi ka socda Midawga Yurub oo Hargeysa kula kulmay wasiirka arrimaha...

Awdalpress – Hargeysa – 22/08/13 – Wafti balaadhan oo ka socday Dalalka Midawga Yurub EU-da iyo xubno kale oo matalayey safiirada Wadamada Sweden iyo Denmark ayaa shalay kulan balaadhan kula yeeshay...

View Article


Xil. Xasan kaarmo Oo Badhasaabka Awdal Ku Eedeeyey Inuu Kala Qaybinayo...

Awdalpress(Hargaysa) 22 Aug, 13–Xildhibaan Xasan Muuse Hufane(Xasan Karaamo) oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo dooray gobolka Awdal ayaa badhasaabka Awdal Cabdoo Aayar...

View Article


Xildhibaanka Golaha Wakiilada ee ka hadlay mansabka D/hoose waxaan leeyahay...

” Ugu horayn waxaan salaamaya bahada saxafada. intaa ka dib xildhibaanku wuxuu ka hadalay arin dawalada hoose ku saabsan iyo qof yar oo shaqala ah, xildhibaan waxaan kaa filaynay inaad dawalada dhexe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dariiq casri ah oo nooca la hago ee basasku maraan ayaa dhawaan laga furi...

13 mile iyo badh oo dariiqa la hago ah,  basas gaar ahina mari doonaan, isla markaana isku xidhi doona magaalooyinka  Luton iyo Dunstable, soona mari doona Houghton Regis ayaa dhawaan laga furi doonaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hooyo Maraykan ah oo 50 jir ah oo dhimasho lagu ogaa, lana xabaalay, ayaa 13...

US mother, 50, shows up ALIVE 13 days after her own funeral after the wrong woman is buried in her grave Philadelphia woman Sharolyn Jackson, 50, was laid to rest at Colonial Memorial Park by her...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baaq Taageero oo Qurba joogga Reer Nuur u dirayaan odayadii Reer Nuur ee...

Awdalpress – London – 23/08/13 -Dhammaan beelweynta reer Nuur ee deggen dalka Ingiriisku waxa ay baaq taageero u dirayaan shirkii ay duqayda beesha reer Faarax Nuur ku qabteen magaalada Borama,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waraysi uu wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland siiyey Televison-ka Horn...

Marka hore halkan ka daawa waraysiga oo uu qaaday wariye Ducale: Awdalpress – Hargeysa – 23/08/13 Wasiir Mohamed Bihi oo ah wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland ayaa ah shakhsi u eg in uu wax...

View Article

PROFESSOR SAMATAR IS A MAN WHO IS LOOKING FOR AN OPPORTUNITY WHERE THERE IS...

I am writing in response to a writing in the title…Professor Samatar: Ready to build a nation by Jafar M, on harowo. com, August 23. Ahmed’s  dwindles from Mogadishu to Hargeisa is a true character of...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weriye Abdillaahi Xaaji oo madaxa dhiig kaga furmay, kuna jira cusbataal ku...

Awdalpress – London – 24/08/13 -Weriye Abdillaahi Haji Abdi, oo ay dadku u yaqaanneen Abdilaahi Xaaji muddo dheerna ka shaqaynayey laanta afka Somaliga ee BBC London ayaa la dhigay cusbataal ku yaalla...

View Article


Talyaaniga oo badbaadiyay 200 oo muhaajiriin ah

Awdalpress(Roma) 24 Aug, 13–Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa maanta badbaadiyay in ka badan 200 oo muhaajiriin Soomaali u badan ah, kuwaas oo saarnaa doonyo baco ka sameysan, sida ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Japan Shinzo Abe oo lagu wado inuu booqdo dalka Jabuuti

Awdalpress(Djoubti) 24 Aug, 13–Raysul wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa lagu wadaa inuu booqdo dalka Jabuuti, si uu madaxda dalkaas ugala hadlo xiriirkooda iskaashi ee ku wajahan dagaalka lagula jiro...

View Article

Qaybtii 8aad: Socdaalkaygii Addis, Jig Jiga, Aw Barre, Borama iyo Hargeysa.

Maanta oo aan weli ku jiro toddobaadkii koowaad waxan u baxnay magaalada Dilla oo sida aan idiin sheegay aan soo booqanayo qayb ka tirsan familigayga iyo annaga oo ka qayb galayna xafladda dugsiga Sare...

View Article

An ku raaxaysanno heestan ay daran doorriyayaan hoobalka codka macaan leh ee...

Fanka oo weliba heesaha ahi waa waxyaalka dhaguhu ku raaxaystaan ee bani’aadamku isku raacay in wakhtiyada aad firaaqaha tahay la dhegeysto….haddee anigu kama daalo in aan dhageysto. Oo waxan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo dhalasho oo loo dirayo Jaamac Daahir Cilmi ( Jaamac Afrikan ) iyo...

Dhammaanba asxaabta hoos ku qorani waxa ay hambalyo iyo bogaadin farxadeed u dirayaan Jamac Dahir Elmi iyo Marwadiisa Bahja Aw Barkhad oo usbuucan uu wiil ugu dhashay dalka Ingiriiska gobolka...

View Article

Shirkad Kaluumaysi oo la yidhaa Pontus Marine Ltd. Oo ay ku bahoobeen...

Awdalpress – Hargeysa – 25/08/13 – Maareeyaha guud ee shirkaddaa pontus Marine LTD oo magaciisa la yidhaa Ahmed Abokor Abdillaahi waxa uu warbaahinta siiyey war ku saabasan arrintaa, isaga oo hadlayana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo maanta...

Awdalpress – Garoowe – Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) iyo wefdi uu horkacayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe. Wefdiga madaxweynaha ayaa ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: G/xigeenka 1aad ee Xisbiga WADANI oo dhaliilay nidaamka maamul ee...

Daawo:G/xigeenka 1aad ee Xisbiga WADANI oo dhaliilay nidaamka maamul ee Xukuumada Siilaanyo, Isla markaana sheegay in cadaadis lagu hayo dekeda Saylac iyo in dadwaynaha safarka ah lagu dhibaateeyo...

View Article


Prof Saleebaan Ahmed Guuleed oo qudbad taariikhi ah ka jeediyey xafladdii...

Prof Saleebaan waa shakhsi mudan in la karaameeyo, in isaga oo nool taariikhda lagu xuso, waa aqoon yahan dhiniciisa bilay, oo aan hakran dadkiisa, maaha shakhsi ku faana wax qabadkiisa, mana aha...

View Article

Fraud and Vote – Rigging: The Culture in the Clan-Based Somaliland Body...

In 2010, Somaliland with financial help from the European Union had tried, perhaps disingenuously, to have a Voter Registration Record, so that in subsequent years the presidential, local and...

View Article

Heshiiska dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ee Jubba Maxay ka yidhaahdeen...

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Axmed Madoobe ayaa maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ku gaaray heshiis soo afjaray isfaham-waa u dhaxeeyay labada dhinac. Qodobbada ay ku...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live