Fanka oo weliba heesaha ahi waa waxyaalka dhaguhu ku raaxaystaan ee bani’aadamku isku raacay in wakhtiyada aad firaaqaha tahay la dhegeysto….haddee anigu kama daalo in aan dhageysto. Oo waxan aamminsanahay in uu caafimaadka u fiican yahay. Wakhtiga aan heestan oo kale dhageysanayana waxan dareemaa hee…..
Saban wallibana waxa uu leeyahay fannaaniin amma heesaa cod macaan oo laga daba dhacay, dal wallibana waxa uu xiisaa fannaaniintiisa. Sidaasi daraaddeed bal hoobalkan codka macaan leh iyo hoobaladdan codka toolmoon nala dhageysta:
Awdalpress.com