Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hambalyo dhalasho oo loo dirayo Jaamac Daahir Cilmi ( Jaamac Afrikan ) iyo Marwadiisa Bahja Aw Barkhad oo wiil ugu dhashay dalka Ingiriiska.

$
0
0

hambalyo dhalashoDhammaanba asxaabta hoos ku qorani waxa ay hambalyo iyo bogaadin farxadeed u dirayaan Jamac Dahir Elmi iyo Marwadiisa Bahja Aw Barkhad oo usbuucan uu wiil ugu dhashay dalka Ingiriiska gobolka Bedfordshire, magaalada Luton. Wiilka u dhashay oo loo bixiyey Anwar ayey u rajaynayaan in uu Ilaahay ka dhigo kii taabba gala ee dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca….Aammiin.

Hambalyadan oo si gaar ah ay u dirayaan Jaaliyadda ka soo jeedda gobolka Awdal ee ku nool magaalada Luton  ayey magacyadoodu kala yihiin:

  1. Aden Cilmi ( Dallacaaye ) iyo xaaskiisa Sacdiya Abdisalaan Sh. Ali.
  2. Ahmedweli Sh. Omer Goth iyo xaaskiisa Dhool Elmi
  3. Hussein Ibrahim ( Cawaale ) iyo xaaskiisa Sahra Cisman.
  4. Mohamed Ahmed ( Shaarloo ) iyo xaaskiisa Sacaada Abdi Xasan.
  5. Idiris Aw Aden iyo xaaskiisa Guddoon Abdillaahi.
  6. Bashir Caqli Caateeye iyo xaaskiisa Xabiiba Xasan.
  7. Ismail Hussein iyo xaaskiisa Sacaada
  8. Ahmednuur Abdi Qalinle iyo xaaskiisa Faadumo Yuusuf Colhaye.
  9. Muuse Daahir Ahmed iyo xaaskiisa Sahra Yuusuf Colhaye
  10. Abdi Barkhad Miicaad iyo xaaskiisa Amina Siciid.
  11. Ahmed Aden iyo xaaskiisa Shukri Ahmed.
  12. Mohamed Daahir iyo xaaskiisa Khadra Mohamed
  13. Cilmi Mohamed Cilmi iyo xaaskiisa Ifraax Jaamac Kaahin.
  14. Abdirasaaq Xuseen iyo xaaskiisa Maryan Ibrahim.
  15. Faysal Abdillaahi Xaaji iyo xaaskiisa Fadxiya Ahmed Muuse.
  16. Aden Ali Warmahaye iyo xaaskiisa Muna Abdillaahi Colhaye.
  17. Ahmedyaasiin Sh. Abdi iyo xaaskiisa Ismahan Abdirahman.

Dhammaanba asxaabtaasi waxa ay deggen yihiin dalka Ingiriiska magaalada Luton.

Awdalpress.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles