Prof Saleebaan waa shakhsi mudan in la karaameeyo, in isaga oo nool taariikhda lagu xuso, waa aqoon yahan dhiniciisa bilay, oo aan hakran dadkiisa, maaha shakhsi ku faana wax qabadkiisa, mana aha shakhsi la qarin karo wax qabadkiisa, waxase aan dareemaynaa in aan loo oggolayn meeqaamka uu gaadhsiisan yahay.
Xafladda waxa ka soo qaybgalay mar walbana ka soo qayb gala Madaxweynaha Somaliland Ahmed Siilaanyo, oo runtii ay sharaf u tahay in uu kaalintiisa sharafeed uu qaato. Isna waan ku hambalyeynaynaa.
Immigana nala daawada warka xafladdaa laga soo duubay.Oo qayb ah:
Awdalpress.com