Col. Maxamed Nuur Cismaan Ex taliyihii nabadsugida somaliland wuxuu TACSI tiiraanyo leh u dirayaa sadex qoys oo sadex rag ah oo magacleh ay ka baxeen.. Sadexda MARXUUM oo kala ah Naasir C/laahi Axmed good, Axmed Xasan iyo Ibraahim Sh Xasan(Ibrahim Fanaan) dhamaan qoyskii iyo qarabadii sadexdaas MARXUUM ka baxeen waxaan ka tacsiyadaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid, waxaanan leeyahay Samir iyo iimaan ilaahay ha inaga siiyo Aaammmiin
dhamaan bahda shabakada Awdalpress waxay TACSI taas la mid ah u dirayaan qoysaska sadexda MARXUUM ka baxeen In ilaahay Samir iyo iimaan inaga wada siiyo.. Aaammmmmiiin…




