Baki(Awdalpress) deegaano ka tirsan degmada Baki ee Gobolka Awdal oo ay ka mid yihiin KAXDA,MAROODI KA DHACA,ALLBAKI,QABUURTA,WARAABAALE ayaa Abaaro adag ka taagan yihiin kuwaasi ku geeriyooday qof dumarka isla markaasina qaar kale ugu liitaan .
Halkan Ka Daawo :