Suldan Abdirahman Xuseen Bile oo ka mid ah oday dhaqameedyada reer Somaliland ee degaankoodu yahay degmada Dilla, ayaa mar walba ka dareen celiya ama u hadla danta ummadda ku nool degaanka uu ka soo jeedo. Waxana uu maanta ka hadlayaa, xaq darrada loogu kala eexanayo dadka maatida iyo haweenka u badan ee abaaruhu ku habsadeen.
Abdirahman oo saxaafadda la hadlayna waxa uu yidhi:
Awdalpress





