Awdalpress – Salal – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa tan iyo intii ay qayla dhaanta aadka ahi ka soo yeedhay gobollada galbeedka Somaliland waxa uu in dha indhayn ku gaalaa bixiyey tuulooyinka ay abaaruhu ku habsadeen ee gobolka Salal iyo qaybo ka mid ah Awdal. Maanta oo uu marayo Kala-baydh oo ka tirsan gobolka Salal ayaa waxa uu ku soo arkay xaaladdan uu ka warbixinayo, ee nala dhageysta.
Awdalpress





