Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dawlada Fedraalka Somalia oo Deeq u Dirtay Somaliland

$
0
0

breaknewsAwdalpress(Muqdisho) 03 Apr.2016–Dowladda Somalia ayaa maanta deeq lacageed oo gaaraysa hal malyuun oo dollar u dirtay Somaliland si wax looga qabto abaaraha ka jira gobollo ka tirsan Somaliland. RW kuxigeenka dowladda Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in deeqdani ay tahay mid hor dhac ah.

Goor dambana, wafdigii siday deeqda lacageed ee loogu talagaya dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan Somaliland ayaa galabta ka degay magaalada Hargeysa, waxaana lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Cigaal. Waxa warbixintan magaalada Hargeysa nooga soo diray Weriyaha VOA Barkhad Kaariye.

http://www.voasomali.com/content/article/3266717.html


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images