Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirkii hore ee xannaanada Xoolaha Dr. Abdi Aw Dahir oo ku geeriyooday magaalada Burco.

$
0
0

tacsi-640x320INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN…..Allaha U naxariistee waxa maanta magaalada Burco ku geeriyooday wasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha Somaliland Marxuum Abdi Aw Daahir. Kadib markii uu haleelay xanuun deg deg ahi. Markii la geeyey cusbatalka Guud ee magaalada Burcona waxa markiiba la soo sheegay geerida Marxuum Abdi Aw Daahir.

Noolaba waa dhintee, waxa uu Marxuum Dr. Abdi Aw Daahir ka mid ahaa siyaasiyiinta muddada dheer u soo shaqeeyey maamulladii kala dandeeyey ee Somaliland, waxa uu soo qabtay ma’uuliyado kala geddisan. Ugu danbayntii intii aanu ruqsaysana waxa uu ahaa wasiirka Xannaanada Xoolaha ee Somaliland.

Marxuumka Allaha u naxariisto, qoyskii uu ka baxayna iyo guud ahaanba shacabkiisii reer Somalilandna  Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo.

XASUUS.

Aammiin

Awdalpress

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images