Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Harawe Sh. Omer oo lacag taakulayn ah u diray reer Xaaji Cali Warsame ( Halkan ka daawo )

$
0
0

roob-qodaal-2Awdalpress – Borama – Aabbihii ay carruurtiisii iyo xaaskiisiba ku dhinteen daadkii ku soo rogmaday Dilla ayaa maanta la guddoonsiiyey lacag taakulayn ah, waxana u diray Harawe Sh. Omer oo jooga dalka Canada. Waxana lacagtaa guddoonsiiyey reerka reer Xaaji Cali oo loogu hagaajiyey, Haashim Sh. Omer. Sidoo kale waxa goob joog ka ahaa odayaal uu ka mid yahay Suldaan Nuur Ahmed Jibriil.

Halkan ka daawo:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images