Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani C/raxmaan Ciro Iyo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbigaasi Amb:Maxamed Cali Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Maraykanka.

$
0
0

caliNew-York(Awdalpress)Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani C/raxmaan Ciro Iyo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbigaasi Amb:Maxamed Cali Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Maraykanka.

Weftagini ayaa markii ay soo gaadheen Dalka Maraykanka waxaa si balaadhan u soo dhaweeyey Taageerayasha xisbiga Ee Dalka Maraykanka, Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/raxmaan Cirro ayaa waxaa ku Wehelinaayey Safarkiisani Xubno Sar sare oo ka Mid ah Xisbiga Oo Uu Ka Mid yahay Musharaxa Madaxweyne ku xigeen Ee Xisbigaasi Amb:Maxamed Cali Aw Cabdi.

inta ay ku sugan yihiin dalka maraykanka ayaa waxaa ay kulano kala duwan la qaadan doonaan Masuuliyiinta iyo Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Dalka Maraykanka.

image-98

 

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images