London waa magaalooyinka dunida ugu waaweyn, waxana ku wareegsan laamay aad u ballaadha oo la yidhaa Orbit. Si qurux badan ayaanay u dhisan tahay, waxana magaalada ku dhex yaalla park yo aad u waaweyn oo ay magaaladu ka neefsato. Marka aad dhex socotana waxa ay indhahaagu qabayaan beeraha lagu nasto iyo goobaha ay carruurtu ku cayaarto galbihii iyo xilliyada ay hawadu fiican tahay.
Magaalada waxa dhex mara webi aad u weyn waxana webigaa dul mara brijyo aad u waaweyn una qurux badan. Halkan ka daawo:
Awdalpress





