Innaa lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Aniga oo ah Mawliid Daahir Allaale waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa walaalkay Khaalid Maxamed Faarax iyo dhamaan reer Maxamed Faarax oo Aabahood Maxamed faarax Bahdoon uu xalay ku geeriyooday magaalada Borama Ilaahay ha u naxariisto Marxuumka, eheladiisiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo, Marxuumkana waxan Illaahay uga baryayaa inuu naxariistiisa janatul fardawsa ka waraabiyo kuwa rafiiqa la noqda rasuukkeenii suubanaa ee MAXAMED N.N.K.H Allow ka yeel





