Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Is Diiwaan gelintii ka socotay gobolka Hargeysa oo aan si fiican u socon. Sababtu maxay tahay?

$
0
0

NewsAwdalpress – London – Is Diiwaan gelinta muddaba ka socotay dalka Somaliland ayaa ka soo qabsoon tahay gobollada Awdal, Burco, Salal, Berbera, Gebilay. Kadibna markii sababo abaareed muddo loo hakiyey. Ayaa dhawaan dib looga bilaabay gobolka Maroodi Jeex. Waxana wararku sheegayaan in aanay dadkii isku diiwaan gelinayn sidii la rabay.

 

Sida ay soo warinayaan dadka arrimahan xog ogaalka u ahi, ayaa waxa ay sheegayaan in macluumaadka la qaadayaa ay yihiin kuwo waddammada reer galbeedku uga faa’iidaysan doonaan, xakamaynta iyo la socodka soo gelaytiga dalkooda. Waxa ciidammada xuduudda iyo kuwa maddaarrada u fududaan doonta in qof kasta oo dalkooda soo gala, hore laga caqoonsan doono. Arrinta noocaasi ah ayaa loo malaynayaa in ay sabab u tahay in ay dadku ka maagaan amma ay is diiwaan gelin waayaan.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles