Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota qoyskii uu ka baxay Mohamed Jamac Dilaawi oo ku geeriyooday...

INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Noolaba waa dhintee, waxa usbuucan ku geeriyooday magaalada Hargeysa Marxuum Mohamed Jamac Dilaawi, oo ahaa macallin aad looga yaqaanno Somaliland. Waxana hawl...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Is Diiwaan gelintii ka socotay gobolka Hargeysa oo aan si fiican u socon....

Awdalpress – London – Is Diiwaan gelinta muddaba ka socotay dalka Somaliland ayaa ka soo qabsoon tahay gobollada Awdal, Burco, Salal, Berbera, Gebilay. Kadibna markii sababo abaareed muddo loo hakiyey....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wariye Jaray oo qareennadiisii xabsiga loo taxaabay, lana diiday in Maxkamad...

  Sababta uu jaray u xidhan yahay oo daarran colaad ka dhex dhalatay Zaylici iyo boramanews.com. Bormanews.com oo raalli gelin qoraal ah ka bixisay warar lagu soo qoray shabakaddaasi oo uu dhibsaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labadii Garyaqaan Ee Difaacaayay Wariye Jarey, Oo Damaanad Ku Meel Gaadh ah...

Awdalpress(Hargaysa) 06 May, 2016–Labadii Garyaqaan ee u doodaayay wariye jaray, oo iyaga laftoodu tan iyo shalay saldhiga dhex ee boorama ku xidhnaa, ayaa galabta damaanad ku meel gaadh ah lagaga sii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

A triumph of hope over fear: President Abdi Omar’s vision for developing...

To begin with, for those of you who think I might have ulterior motive for writing this article, please note that I’m apolitical –an entrepreneur who aspires no back scratching or spoils of office –...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khudbadii Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Kulanka Ardayda Sland ee Addis Ababa

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Su’aalihii iyo Jawaabihii Kulankii Axmed Ismaaciil Samatar iyo Ardayda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof. Samatar oo qudbad aad u baaxad weyn u jeediyey ardayda wax ka barata...

Kulan qiimo badan oo ay isku arkeen Prof. Samatar iyo ardayda wax ku barata magaalada Addis Ababa. Halkan ka daawo. Ma kale halkan ka daawo su’aalo madashaa ay ardaydu ku waydiiyeen kulankaasi. Laakiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Djabouti oo noqotay bahalo galeen iyo caleema-saarka Ismail Omer Geelle oo...

Ma ihi reer Djabouti, laakiin waxan isku haystaa in aan wax ku leehay, oo dhibteeda iyo dheefteeduba is soo gaadhayso. Waxa nasiib darro ah in aan maanta qalinka u qaatay xafladda loo qabtay caleema...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland former Minister acts as Mogadishu’s relay in Hargeisa

Hersi Ali Hassan acts as Mogadishu’s relay in Hargeisa The former Minister of the Presidency, Hersi Ali Hassan, and the head of Dahabshiil,Abdirahman Ali Abdi, are currently working in Hargeisa with...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Geelle oo Xilka loo Dhaariyey markii Afraad oo ka dhacday Guriga...

Awdalpress(djibouti) 08 May, 2016–Xaflad ka dhacday Aqalka Umadda ee dalka Djibouti ayaa maanta markii afraad loo caleemo saaray Xilka Madaxweynenimo, Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha dalka Djibouti...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dabka Alberta Canada oo sii baahaya

Awdalpress(Alberta) 08 May, 2016–Dabka xooggan ee ka holcaya gobolka Alberta ee dalka Canada, ayaa hadda laga cabsi qabaa inuu ku faafo gobolka deriska la ah ee Saskatchewan, sida ay sheegayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suldaan Wabar oo cajalad cusub cusub soo duubay iyo kursiga wasiirnimo ee...

Awdalpress – London – Intii mudda ah waxa aan war laga maqal Suldaan Wabar oo dagaal hubaysan kala hor yimid Somaliland. Laakiin muddooyinkii ugu danbeeyey la sheegayey in uu ka tanaasulay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/raxmaan Boore oo noqday Maskaxda Dekedda Berbera ka kiraynaya Imaaraadka...

Awdalpress(Dubai)10 May 2016–Guddoomiyaha Kulmiye iyo xubno ka mid ah weftiga Siilaanyo oo Jabuuti kala kulmay waji gabax Hargeysa(Waaheen) weftiga Madaxweyne Siilaanyo ee Heshiiska la saxeexanaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Ismail Omer Geelle si fiican ayaa loo caleema saaray, laakiin...

Ma ihi muwaaddin reer Djabouti ah, waxase Djabouti ku nool shacab aan wax badan wadaagno, oo iga mudan in aan u hadlo, kamana aammusi karo xaaladaha ad adag ee ku soo socoda ama ay ku jiraan. Sidaasi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garayaqaan Reer Hargeysaada Oo Xilkii Maxkamada Sare Ee Somaliya Si Rasmiya...

Munaasibad si qurux badan loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen siyaasiyiin iyo masuuliyiin reer hargeysaad ah ee xilalka ka haya dowlada soomaaliya oo uu hogaaminayo Maxamed cumar Carte ayaa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo aroos oo ku socota Naasir Abdillaahi Qalib iyo Ubah Abdalle Buh oo...

Closeup view of wedding bouquet over red backgroundHawl wadeennada shabakadda awdalpress waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Naasir Abdillaahi Kalib iyo Ubah Abdalla Buh oo meherkooda iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weriye Mohamed Omer Jaray oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dilla.

Wariye Mohamed Omer Jaray oo muddo ku dhaw bil ku xidhnaa saldhigga dhexe ee magaalada Borama, ayaa maalintii shalay ahayd xorriyaddiisii dib u helay. Waxana markii la soo daayey si weyn loogu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hees cusub oo la yaab leh, oo uu qaadayo Abdisalaan Cabsiye ( Wajaale...

Heella maalka la hollin waayey ee aadka looga jecel yahay masraxa, codkiisa macaanna looga daba dhacay…waa Abdisalaane…..ayaa immiga daawaha innooga soo qaaday heestan….Adiga ayaa u magac bixin….Innaba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

410 Qoys Oo Degan Deegaanada Baki Ee G/Awdal Oo Deeqa Raashinka Ah La Soo...

Baki(Awdalpress) Jaaliyada Dubay , Hana cabdiraxmaan cumar cige iyo Asxaabteeda Oo Degan Magaalada London ,Ha’yada Nuur Foundation iyo qaar ka mid Qurba joogta Bariga Gobolka Awdal Ayaa Deeq Raashin Ah...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live