Bannaan-bax Xoogan oo Ka Dhacay Beled-weyn
Beledweyn(Awdalpress)Banaanbaxaan oo ah mid looga soo horjeedo Sicir Barar ka jira Magaalada Baledweyne iyo Ganacsatada waa weyne ee Magaalada oo diiday qaadashada Lacagta Shilinka Soomaaliga ah ayaa...
View ArticleXukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Hawadeeda Lagu...
Hargeysa(Awdalpress) Wasiirudawlaha Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Axmed Nuur Faahiye ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay Xafiiskiisa, waxa uu ku beeniyey in aanay jirin Qalab Hawada Guud...
View ArticleHESHIISKA DUBAI PORTS WORLD WAXA ILAA HORAANTII 2015 KA WADA SHAQEYNAYEY...
Dubai,(Awdalpress)-Heshiiska ay Somaliland iyo Shirkadda dekadaha maamusha ee Dubai Ports World shalay ku kala saxeexdeen magaalada Dubay ayaa waxa mudo laba sanadood ku–dhawaad ah ka shaqaynayey sidii...
View ArticleHeshiiska lagu dhisayo dekadda Barbari waa tallaabo loo qaaday dhinaca...
Dekedda Berberi waa marso caalami ah oo ay dawladaha waaweyni aad u daneeyaan, wakhtiyadii lixdanaadkii illaa siddeetanaadkiina waxaba ka taagnaa loollan ay dawladaha Maraykanka iyo Ruushku ugu jireen...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh Ayaa Ka Qayb-galay Caleemo Saarka Yoweri K. Museveni
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, General Yoweri...
View ArticleCiidamada RRUda Oo Hawl Galo Dad lagu Soo Xidh-Xidhay Ka Sameeyey Boorama
Boorama(Awdalpress) Ciidamada RRU Somaliland ayaa Saaka Ilaa duhurnimadii maanta hawl galo ka fuliyey qaybo ka mid suuqa magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal kaasi oo ay xabsiga ku taxaabeen 7...
View ArticleGaroonka Kubada Cagta Borama Oo La Dhigayo Roogii Casriya
Boorama(Awdalpress) Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Boorama ayaa warbaahinta u sheegay in Garoonka kubada cagta Xaaji daahir Cilmi la dhigi doono dhawaan Roog Casriya
View ArticleSomalia- Still on the threshold of survival.. M. Bahal
If we assess the present Somali Government whose term of office is about to end, it is apparent that the road map set for the Government is not fully accomplished. Constitution which is the basic laws...
View ArticleHalkan ka dhegeyso barnaamijka Qubanaha ee ka baxa VOA
Idaacadda codka Maraykanka ee ku hadasha afka Somaliga ayaa ka warar arrimo badan oo ka jira degaannada ay Somalidu deggen tahay. Wararkaasi oo maqal iyo muuqaal ah halkan kaga bogo: Awdalpress
View ArticleDiyaaradaha degaalka ee Maraykanka oo weerar ka fuliyey gobollada...
Awdalpress – London – Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in weerar kale uu ka dhacay xalay degaanka Furuqlay oo 25km dhinaca waqooyi Galbeed ka xiga magaalada Afgooye halkaasi...
View ArticleSSE Commissioner and representatives of SDO in Denmark had important meeting...
Awdalpress(Demark) 15 May2016–Somaliland Diaspora Organisation in Denmark welcomed Eid Ali Ahmed to Denmark. Eid is a member of Somaliland Societies in Europe (SSE) and was former Chairman of this...
View ArticleNin Somaliyeed oo gaadhiga Rolls Royce ee ugu qaalisan dalka Ingiriiska ku...
Awdalpress – London – Dadka jinsi ahaan ka soo jeeda Somalida ee ka soo kala qaxay Somalia, Somaliland, Djabouti, Kenya iyo Ethopia ayaa in badani ku shaqaysataa Taxi. Sannadahan danbana aad ayeyba ugu...
View ArticleA rally in celebration of the 25th Anniversary of Somaliland Wednesday, 18th...
UK 18 May Coordinating Committee Somaliland-Rally2016@outlook.com www.somaliland-rally-uk.tumblr.com. Press release It is 25 years since the Republic Somaliland reasserted the independence it...
View ArticleDaawo: Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland oo ka hadlay Hawgalada Boolisku...
Daawo: Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland oo ka hadlay Hawgalada Boolisku ku beegsanayaan Kooxo la tuhunsan yahay oo laga ururshay Magaalooyinka Somaliland iyo hawlgal xalay ka dhacay Hargaysa,,,..
View Article