Baki(Awdalpress) Jaaliyada Dubay , Hana cabdiraxmaan cumar cige iyo Asxaabteeda Oo Degan Magaalada London ,Ha’yada Nuur Foundation iyo qaar ka mid Qurba joogta Bariga Gobolka Awdal Ayaa Deeq Raashin Ah Soo Gaadhsiiyey 410 Qoys Oo Ku Nool Deegaanada Allbaki,Baysaare ,Sisibta Iyo Qotonka Qardhiile Oo Hoos Yimaada Degmada Baki Ee Gobolka Awdal ,Dhulkaasi Oo Ka Ay Ku Nool Yihiin Dadkii Ku Caydhoobay Abaartii Ka Dhacday Gobolada Galbeedka Somaliland .
Halka Ka Daawo :