Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xildhibaan Xasan Cawaale oo ka tirsan golaha Shacabka reer Somaliland oo eedayn qabyaaladeed ku eedeeyey Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland

$
0
0

breaking-newsAwdalpress – London – Xildhibaan Xasan Cawaale oo ka tirsan golaha Baarlamka ayaa warsaxaafadeed uu shalay qabtay ku weeraray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland. Waxana uu ku eedeeyey qabyaalad uu kula kacay nin xiddigle ah oo ka shaqeeya Hargeysa.

Waa sida hadalka uu u dhigaye, waxa uu calaamatul su’aal saaray in Muuse Bixi guulaysan doono doorashada, maaddaama buu yidhi aan la doorin doonin Zaylici oo ah Musharrax ku xigeenka Muuse Biixi.

Eeddan ka dib ayaa xildhibaan golaha degaanka Hargeysa ahi uu isa difaacay Madaxweyne ku xigeenka, labada xildhibaan midkeebaa haddaba saxan in uu u hadlo shacabka?

Bal hadda aan dhagayesanno eedaha xildhibaanka:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles