Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muran miyuu ka jooga, Adigaa ka markhaatiya Marti waa la soraaaye masul ha...

Maankayga Ku Raaciyo Sidaad Iigu Mudantahay Ama Iigu Maranatahay Igu Maax Jecylkuye muran miyuu ka jooga Adigaaa ka markhaatiya Marti waa la soraaaye masul ha igu Noqonineee intaan Helayno meel roon...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota reer Abdalla Qalinle iyo reer Ahmed Shirdoon.

INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Halkan waxa tacsi tiiraanyo leh ka diraya reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaanba, waxana ay tacsiyadaynayaan reer Abdalla Qalinle iyo reer Ahmed Shirdoon...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo mar kale muwaadiniintiisa uga digay Inay U safraan qaybo ka mid...

Awdalpress – London – Dawlada Maraykanka ayaa mar kale soo saartay digniin ay siinayso muwaadiniinteeda kuwaas oo ay uga digayso inay u safraan qaybo ka mid ah dalka somaliya. Waaxda arimaha dibada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamij laga sameeyey doodda 18 May ee ay dadka qaar qabaan in 26ka Jun...

Barnaamijka Madasha Kalsan oo uu weriye Faysal Miicaad aad isugu soo dubba riday, oo lagaga doodayey muranka ay dadka qaar geliyeen 18ka May, iyaga oo dib ugu noqday taariikhdii xorriyadda gobollada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxaan Ahay Nin Caanoo Cilmiyo Aqoonloo Cirka Iyo Dayax Tagay, Ilbaxnimadda...

Waxaan Ahay Nin Caanoo Cilmiyo Aqoonloo Cirka Iyo Dayax Tagay, Ilbaxnimadda Culusiyo Cidkastaba Yaqaanooo Ciida Kala Shubaayee. Aan Cadceeda Samadiyo Caada ku Geeyee Caawa Ila Garo.Caashaqu Haduu Jiro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Djibouti oo ka hadashay xidhiidhka u dhexeeya Somaliland xili...

Awdalpress(Hargaysa) 27 May. 2016– Safiirka Dawlada Djibouti u fadhiya Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Djibouti xili mudooyinkan ay dood ka taagnayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qadowgiyo Madheedhkoo Quman hoose u baxay Maradood Qiyaastii Qofka Kaa...

Qadowgiyo Madheedhkoo Quman hoose u baxay Maradood Qiyaastii Qofka Kaa Shisheeyaa. Geeluba Qarsoonyahay, Qarankiyo fandhooluhu Sida Qudhac waaweyne Qamar uga Danyeesheen Qadandooday Ninanyahow. Qosol...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland project opens up Africa for DP World

BERBERA, SOMALILAND // The ports operator DP World is bullish on Africa and will expand further across the continent following a deal to create a new gateway in Somaliland, on its eastern coast. “I am...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Anoo Hamigiyo Qalbiga Hawaawi Jeceyl Ka Qaba Habeenkiyo Maalintii Hurdadu ay...

Anoo Hamigiyo Qalbiga Hawaawi Jeceyl Ka Qaba Habeenkiyo Maalintii Hurdadu ay Igu Yartahay Ka goay Hadhimaan cunaa, ka Hadhay Haasaawihii Hantuna ay Tahay Adiga Ayaad soo Hadhashayoo markaa Helay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Todoba kun oo muhaajiriin ah oo laga cabsi qabo inay Bada ku qaraqmaan

In kabadan 700 oo muhaajiriin ah ayaa laga walwal qabaa in ay baddu liqday iyaga oo u tahriibaya Yurub, sida laga soo xigtay hay’adda UNHCR Afhayeenka UNHCR Carlotta Sami oo arrintan faahfaahisay ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo; Reer Hargaysa oo xili dambe ogaaday Guusha doorasho ee M/weyne...

Daawo; Reer Hargaysa oo xili dambe ogaaday Guusha doorasho ee M/weyne Ismaaciil Cumar Geele iyo Eedihii hore oo ay Hambalyo ku bedeleen..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Xildhibaano ka difaacay M/xigeenka Eedo uu u soo jeediyay xubin ka mid...

Daawo: Xildhibaano ka difaacay M/xigeenka Eedo uu u soo jeediyay xubin ka mid ah Golaha sharci dejinta ee Somaliland.. Arintaasi oo ay ku tilmaameen xubnaha golaha deegaanka degmada Hargaysa mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Xasan Cawaale oo ka tirsan golaha Shacabka reer Somaliland oo...

Awdalpress – London – Xildhibaan Xasan Cawaale oo ka tirsan golaha Baarlamka ayaa warsaxaafadeed uu shalay qabtay ku weeraray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland. Waxana uu ku eedeeyey qabyaalad uu kula...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mohamed Ali Aw Abdi oo u tartamaya Musharraxa Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga...

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyey Mudane Mohamed ALi Aw Abdi oo u tartamaya musharraxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga Waddani ee Somaliland. Isla markaana si aad iyo aad u qiimo badan loo soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigtii Haweenkee,Xilkas Ugu Mudnaydiyo Xulashadii Naftaydiyo Waxaa Tahay...

Xiddigtii Haweenkee,Xilkas Ugu Mudnaydiyo Xulashadii Naftaydiyo Waxaa Tahay Xarago Dumar Xilal Lagu Nagaadiyo Xuurar Cayntii Dunidaa Awdalpress.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dad loo maxkamadeeyay dambi la xidhiidha qaraxii diyaarada Daallo

Awdalpress(Muqdisho) 30 May 2016–Maxkamad ku taalla magaalada Muqdisho ayaa laba nin ku heshay dambi ah inay qorsheeyeen weerarkii loo adeegsaday kombiyuutarka qaraxu ku rakibnaa ee lala beegsaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadda reer Awdal ee UK waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.     Dhammaanba dadka hoos ku qoran oo ka tirsan Jaaliyadda reer Awdal ee UK, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii uu ka baxay Marxuum Jamaal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Norwey oo muddaba dhaqan gelisay dib u celinta qaxootiga Somalida...

Awdalpress – Norwey – Dhibaatooyinka ugu waaweyn ee soo wajahay dadka sharciga ama jinsiyadda Norwey qaatay  iyo dadka bilaa sharciga ah ee sugaya dacwadaha oo ay dawladda Norwey bilowday in ay dib u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maddarasad lagu baran doono diinta Islamka oo reer Hussein Hirsi Bullaale ka...

Awdalpress – London – Maalintii shalay ee bisha May ay ahayd 30ka sannadka 2016 ka, waxa dadka degaankaasi Dharaar Waxar ee hoos yimaadda degmada Dilla, ay ku kulmeen xaflad lagu furayey madarasad lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

waa Fiil Jeceykuye Ha Fiilo, Ha Ku Fido Bogeenoo Ha Faafo, Noloshuba Faqweeye...

waa Fiil Jeceykuye Ha Fiilo, Ha Ku Fido Bogeenoo Ha Faafo, Noloshuba Faqweeye Ha Faydin ,Ha Ku furin Sirteenii Fagaaraha. Ha Ka Filan Dhankaygani Faquuqid Aragaagu Igu Filan Fariidoow Aad baa Kuugu...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live