Awdalpress – London – Dhawaan waxa barnaamij toos ( Live ) ah oo lagu lafaga gurayo wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo laga sii daayey telefishanka Kalsan ee af-Somaliga ku hadla. Barnaamijkaa oo magaciisa la yidhaa KAALINTA DADWEYNAHA waxa daaddihinayey Abdillaahi M Ali.
Halkan si fiican uga bogo;
Awdalpress





