Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Khasaaraha dadkii ku dhintay gaalkacayo oo sii kordhay

$
0
0

imageAwdalpress(Galkacayo) 22 Aug, 2016– Khasaaraha dadka ku dhintay qaraxyadii ismiidaaminta ee shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa korodhay.

Mid ka mid ah dhakhaatiirta magaalada ayaa VOA u sheegay in guud ahaan dadka ku dhintay weerarkaasi ay iminka dhan yihiin 24 qof.

Goor dambena warar lagu kalsoon yahay ayaa weriyaha VOA ee Gaalakacayo u sheegay in tirada dhimashada ay gaadhayso 27 qof kadib markii saddex qof ay xalay dhaawac u dhinteen.
VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images