INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Qoyska reer Sh Cumar Good waxay tacsi u dirayaan geerida ku timid ilma Xasan Mataan Axmed Hooyadood Xaliimo oo Caawa ku geeriyootay Borama, dhamaan qoyska reer Xasan mataan Samir iyo iimaan ayaan leenahay.
Sidoo kale waxaa TACSI taas la mid ah diraya qoyska reer Cumar Bile, Qoyska reer Barkhad Rayaale, waxaanay tacsida u dirayaan qoyska reer Xasan mataan..
Hawlwadeenada shabakada Awdalpress ayaa iyaguna u diraya qoyska reer Xasan Mataan geerida ku timid Hooyadood Xaliimo dhamaan Samir iyo iimaan Ehelada marxuumadu ka baxday..
Awdalpress
↧
Tacsi ku socota qoyska reer Xasan mataan geerida ku timid Hooyadood
↧





