Awdalpress – London – Mudane Xirsi Cali Xaaji oo ah siyaasi aad uga dhex muuqda Somaliland, ayaa muddoba waxa la hadal hayey in uu ku biiri doono Xisbiyada Mucaaridka Somaliland, gaar ahaan xisbiga Wadani.
Haddaba waraysi uu siiyey saxaafadda madaxa bannaan ayaa uu kaga hadlay arrimo ku xeeran siyaasaddiisa iyo xisbiyada ama xisbiga uu doonayo in uu ku biiro. Waraysigiina sidan ayuu u dhacay:
Awdalpress




