Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun bahda shabakada wararka Awdalpress waxaan tacsi u dirayna qoyskii iyo qaraabadii up ka baxay Marxuum C/raxmaan Maxamuud Muuse (Cabdiquraab) oo maanta Lagu Aasay Borama, Samir iyo iimaan Ayaan leenahay qoyskii iyo qaraabadii marxuumka, ilaahayna janadii fardawsa haka waraabiyo Aamiin..
↧
Tacsi: Marxuum C/raxmaan Maxamud Muuse
↧





